Qeexid
Qof dano gaar ah oo uuhore u heli jiray darteed aan isbeddel cusuboggolayn.
Qof dano gaar ah oo uuhore u heli jiray darteed aan isbeddel cusuboggolayn.
magac / noun
Lab / masculine
m.l
Qeexid: (-oommo, m.dh) Nin aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; cabiid; bidde.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-oomo, m.dh) Naag aan xorahayn oo la leeyahay oo sidii la doono loogushaqaysto; biddad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax la arkoodayahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg arag2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-iyaal, m.l) Ururin ama keydinmacluumaad, qoraal, dukumentooyin,sawirro, iwm. Kaasoo xambaarsanmacluumaad ku saabsan waddan taariikhdiis,meel, urur, qaab sawir, iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]