Qeexid
(baay.) Dir ka tirsanartaraboodhaha berriga ku nool kana koobanilaa 5.000 oo sinji oo ay ka mid yihiincaarada, dabaqallooca, shilinta iyo aboorka.Jidhka arkaniiduhu wuxuu u qaybsamaaqayb hore oo loo yaqaanno madax saableyiyo qayb dambe oo loo yaqaan ubuc.