Qeexid
ld arkaan.
ld arkaan.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh.w
Qeexid: A.ta islaamka: shanta tiir eediinta islaanka ku taagan tahay. ld arkaanu islaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
w (wadar) - wadar (plural) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Diinta nebi maxamed loo soo dhiibay oo muslimiintu haystaan.
Qeexid Xigta: I. ah: qof diinta nebi Maxamed rumeysan.
Qeexid Kale: (-nno/-aammo, m.dh) Qof madaxnimo beeleed loo doortay. 4. Nin da'weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-aamo, m.l) Qof dumar ah oo da' weyn.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-aamay, -aantay; -aami) Muslim noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Muslim ahaansho.
Qeexid Xigta: Qof madaxnimo beeleed loo doortay ahaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -xay, -xday
Qeexid: Meel nabad ka dhalasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Qof ka dhashay qoyska boqran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: Nabad, wanaag.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: (baay.) Dir ka tirsanartaraboodhaha berriga ku nool kana koobanilaa 5.000 oo sinji oo ay ka mid yihiincaarada, dabaqallooca, shilinta iyo aboorka.Jidhka arkaniiduhu wuxuu u qaybsamaaqayb hore oo loo yaqaanno madax saableyiyo qayb dambe oo loo yaqaan ubuc.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]