Qeexid

"(araaji /-iyo, m.dh) Qoraal loo dirodawlad, shirkad, hay'ad iwm oo wax laguweyddiisanayo ama lagaga cabanayo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arji oo kali ah:
  • Ugandha ayaa ku deeqday 1,500 oo ciidan ah, laakiin ammaanka iyo xagga kharjiyadda ayaa wiiqday dedaalkii dalal kale oo Afrikaan ah oo rabey inay ciidammo Soomaaliya u soo diraan.
  • Howlgalka ciidamada dowlada ayaa dar-dar la galiyay kadib markii ra'isal wasare Cali Maxamd Geedii oo ka badbadey dil Ismiidamin ah oo la damcasanaa in lagu khaarjiyo.