Qeexid
Dad hubaysan ooargaggax dadka ku rida ama dila.
Qeexid Xigta
Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumisa.
Dad hubaysan ooargaggax dadka ku rida ama dila.
Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumisa.
magac / noun
Dheddig / feminine
urur / collective
m.l
Qeexid: ld argaggixin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Qof argaggax kuridid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg argaggixi. ld argaggixis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld argaggax1(2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Isticmaalid rabash, dil,afduub iyo dhac si loo gaaro ujeeddosiyaasadeed ama si loogu qasbo dawlad inxukunkeedu wax ka beddesho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: (-xay, -xday; -gixi) Naxdiniyo cabsi weyn oo qofka degganaanta kalumiya la kulmid (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Naxdin iyo cabsi weyn oqofka degganaanta ka lumisa.
Qeexid Xigta: ldargaggixid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld irkig1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -gmay, -gantay
Qeexid: ld irkig2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld irkigid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Waxargaggaxay ahaansho (qof).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: ld irkigsan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg argaggaxsan. ldargaggaxsanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld irkigsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: /dh ld argaggaxsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld irkigsanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]