Qeexid

(-ooyin, m.l) Naag karti xun ooaan nadiifin karin jirkeeda, gurigeeda iwm;basari; baali; arraajo.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine