Qeexid

Cashuur ay dawladdu kaqaaddo qof leh dhul bannaan ama dhismo.

Qeexid Xigta

Caddaynta lahaanshahaguryaha;mulkiyad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ardiyad oo kali ah:
  • Waxa kale oo iyana dawladda hoose ee Berbera dakhli ka soo galaa, cashuuraha maxaliga ah, sida; Cashuurta ardiyadaha, taysarooyinka, sariibadda iyo suuqyada kale ee ganacsiga.
  • Haddii ay aaminsanyihiin nidaamka Dimoqaardiyadda ayaa waxaa haboon in xubnaha mucaaradka ee Casmara ay tixgaliyaan heshiiska ay ansixiyeen guddiga Dhexe ee Golaha dib Xoreynta Soomaaliyeed.