Qeexid

"Gabar tacliin nidaamsan oosanado go'an iyo heerar kala duwan leh kuhawlan."

Qeexid Xigta

Gabar dugsi quraan dhigata.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ardayad oo kali ah:
  • Xaliima waxa ay ahayd ardayad dhigata fasalka 4-aad ee dugsiga sare, waxa ayna dadaal weyn ugu jirtey, marka ay dhammeyso dugsiga sare, in ay barato caafimaadka si ay u noqoto dhakhtarad.
  • Ardayadaasi oo gaarayay 77-arday oo ka soo qalin Jabiyay Jaamacadaha iyo Maahida kala duwan ee magaalada Muqdisho ayaa maanta u fariistay imtixaan Shaqo siin ah oo ay ka qaadayeen Madaxda Shirkada Telecom Somalia ee magaalada Muqdisho.