Qeexid

"Qof tacliinnidaamsan oo sanado go'an iyo heerar kaladuwan leh ku hawlan."

Qeexid Xigta

(dh.) Ilmo duqsiquraan dhigata.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arday oo kali ah:
  • Saynab: “Inna wadi aan kusoo wada baro Dugsiga, ardayda iyo asxaab cusub oo aad marlay halkan wada joogi doontaan.”
  • Ardaygaasi waxaa uu ku baasay 14 maado oo ka mid ah 17-ka maado ee iskuulka laga dhigto.