Qeexid

"Maalinta afraad ee toddobaadka,una dhexeysa talaadada iyo khamiista."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arbaco oo kali ah:
  • War saxafadeed ka soo baxay Xafiiska Madaxweynaha Somaliland ayaa lagu sheegay in Siilaanyo uu la kulmi doono Rai'sul wasaaraha Itoobiya Meles Zenawi maalinta Arbaco.
  • Habeenimadii Arbaco ayaa waxaa dhacay kulan lagu qabtay Hotel Safari Park oo uu degan yahay Rai’sul Wasaaraha Soomaaliya Md.