Qeexid

"Arax ahaansho (sac)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga araxnimo oo kali ah:
  • Saddexda Xisbi ee doorashada soo socota ku loolamaya oo ah; UDUB, KULMIYE iyo UCID, waxa ku waajib ah in aanu musharaxnimo iska daayoo xubin ka noqon qofkasta oo ku xadgudbay xuquuqda aadamaha.
  • C/raxman Farole ayaa tan iyo markii uu dalka dib ugu soo laabtay olalahiisa musharaxnimo ka soo bilaabay magaalada Boosaso ee xarunta gobolka Bari, wuxuna socdaal dheer oo dhinaca lugta ah ku soo maray degaano ay kamid yihiin magaalada Qardho, Dangorayo.