Qeexid

"Hadal ama qoraalgogoldhig u samaysasho."

Qeexid Kale

Xoolala waraabiyey inta aanay rakaadan daaqtegid.

Qeexid Xigta

Ka sii a.: wax inay dhacayaan la filayo ka afeefsasho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga araro oo kali ah:
  • Marxuumka ayaa waxa uu ku geeriyooday cusbitaalka guud ee magaalada Hargeysa ka dib markii si kedis ah loogu soo booday taasi oo sababtay in lala soo cararo.
  • "Qaraxyadu waxay ahaayeen kuwo ay u dhexeyeen daqiiqado, waxayna lahaayeen dhawaq dheer, qof walba waa naxay, wuuna cararay, anigoo dhaawac qaba ayaan isku dayay inaan cararo..