Qeexid

"Dhulka u dhow ee ku heeran ceelama degaan."

Qeexid Kale

Daaqidda ay xoolo lawaraabshey soo daaqaan inta ayan rakaadan.

Qeexid Xigta

Gogoldhigga loo sameeyohadal ama qoraal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arar oo kali ah:
  • Ruuxan wuxuu intas ku daray in kooxaha mucaradka ay xaafadooda ka tuureen dhowr gantaal oo kuwa hoobiyaha ah, iyagoo intooda badan ku weeraray xarunta ciidamada AMISOM ee Muqdihso; dadkii deegaankuna waxay u carareen howdka.
  • Wararka ka imaanaya magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in ay gabagabo marayso wadatashiyadii Madaxweyne C/laahi Yuusuf la lahaa qeybaha belaha iyo waxgaradka Soomaaliyeed iyadoo la filayo in 48 saac ee socota la magacabo xilka Ra'isal Wsaraha Somalia.