Qeexid

"Diirdiir yar oo caleenta digirtacunta."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aram oo kali ah:
  • Na’if waxa uu ugu horayntii uga waramay xidhiidhka qotada dheer ee u dhaxayn jiray labada dal iyo ujeedada socdaalkooda oo uu sheegay inay tahay maalgelin uu ku sameeyo Somaliland oo noqon doonta mid talaabo talaabo u xidhiidhsan.
  • Dhaqdhaqaaqyada ciidan ee saakay ka jira wadooyinka KM4,Maka Al,Mukarama iyo deegaanka Taleex ayaa ka dambeeyay dagaal maqrinimadii xalay ka dhacay inta u dhaxaysa isgoysyada KM4 iyo Dabka.