Qeexid

"Dhul; arlo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga arad oo kali ah:
  • Ra'iisul wasaaraha Somalia ayaa dhawaan ku baaqay dagaal ka dhan ah kooxaha ka horjeeda dowlada, isagoo wareysi uu saxaafada siiyay ku sheegay in luuqada keliya ee ay mucaaradku fahmi karaan ay tahay dagaal, dowladuna ay u diyaargarowday.
  • Diyaaraddii sidday ciidamadaan ayaa waxay kasoo dagtay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho, waxaana soo dhaweeyay ciidamada Uganda ee ku sugan Muqdisho, iyadoo ciidamadaanuna ay noqonayaan kuwii labaad ee AMISOM ka jooga Somalia.