Qeexid

"Wadiiqo yar oo u dhexeysa labadhisme, laba beerood, ama laba xero iwm."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga araari oo kali ah:
  • Qudubi: Afarta murfadbaa hangaleeyay, nacastu saloolatay, buuryo wiilaysay carruurtu dhaylo dhaylaysatay, wax Orgiya oo araariya oo afar deyrood jiray oo bir iyo beledba u diiday oo beerku dhagaxaa leeg yahay ayaan shilimadiisii sitay.
  • Waan waan laga dhex wado dhinacyada Dowlada iyo Mucaaradka ee shalay dagaalka qaraari ku dhexmaray Xaafadaha Fagax iyo Jamhuuriya.