Qeexid

"Kala joojinta iyo maslixidda daddagaalamaya. ld araari."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga araare oo kali ah:
  • Sheekadu waxa ay ka kooban tahay guud ahaan laba unug oo waaweyn oo midina colaad, hanfi, kulayl, dhac, boob & xatooyo hillaaban tahay, tan labaadna ay barwaaqo, kalgacal, nabad, baraare & beerlul cishqi ku xiddeysan tahay.
  • Hoggaamiyeyaasha Muslimiinta caalamka ayaa iyaguna dadka u diray hambalyo ku aaddan maalinta ciidul-fidriga, iyagoo u rajeeyay dalalka Islaamka inay ku gaaraan ciiddan ciiddeeda nabad,Horumar iyo baraare.