Qeexid

"ld asqo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqso oo kali ah:
  • Xaliimo Salaad oo ka mid ah horjoogayaasha kaamamka ay ku nool yihiin dadka barokacayaasha ah ayaa waxay warfidiyeenka u sheegtay in dadkaan ay u baahan yihiin muwaacino dhaqso ah, iyadoo sheegtay in dhibaatada ugu weyn ay tahay guyo ay ku hoydaan.
  • Xildhibaanada Baarlamaana DF, ayaa u muuqda kuwo u soo jeestay inay xisaabtan rasmi ah la galaan dowlada, iyadoo isla maanta la sheegay in loo gudbin doono qaybaha ay mooshinadan quseeyaan lagana doonayo inay si dhaqso ah uga soo jawaabaan.