Qeexid

"aqoonta kansarka m.l (daaw.) eeg onkooloji."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqoonta oo kali ah:
  • Si gaar ah waxaan qaylodhaan ugu dirayaa dadka aqoonta iyo waxqabadka leh oo hubaal haddii ay iskaashadaan wax badan badbaadin kara.
  • Way muuqataa in ay yartahay in la helo ruux intaasoo aqoon ah kulansaday, waa taana mida laga maarmaan ka dhigaysa in la helo goloyaal ay ku dhanyihiin culimo aqoontaasoo dhan kulansatay, aqoonta diinta iyo culuumteeda iyo aqoonta waaqaca iyo Cilmigiisa.