Qeexid

Xaaladda qof aan cilmibarani ku suganyahay.

Qeexid Kale

eeg aqoondaran. ld aqoondarnaansho,aqoondarri, aqoondarro.

Qeexid Xigta

Xaaladda uu kusuganyahay qof aan wax qori karin waxnaakhriyi karin; jaahilnimo; aqoon la'ahaansho.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine