Qeexid

"Dooddad badani ka qaybqaataan si xal loogu heloarrin taagan."

Qeexid Xigta

Tababbar gaabanoo loo furodad gaar ah, si aqoontada kor loogu qaado.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqoon-isweydaarsi oo kali ah:
  • Kulanka shalay ee aqoon-isweydaarsiga horumarinta, waxaa laga soo jeediyay in farsamooyinka hore loogu isticmaalay fidinta beeraha iyo ilaalinta dhirta ee Somaliland, aanay yeelan saamayn weyn oo dhinaca kor u qaadka wax-soosaarka iyo ilaalinta dhirta.
  • Intii ay qabsoomeen laba kulan oo ahaa aqoon-isweydaarsiga horumarinta, waxaa ka mid ahaa qodobadii lagu soo qaaday; waa maxay dawladi iyo waa maxay tilmaaha dawlad wanaagsan?