Qeexid

"aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqoon oo kali ah:
  • Falkaan ayaa waxaa si weyn uga naxay dadka degmada Baydhabo waxayna ku tilmaameen mid hordhac u ah in la beegsado aqoonyahannada Gobollada Bay iyo Bakool; waxaana la xusay in mas'uulkaan uusan taageeri jirin garabyada isku haya siyaasadda Somalia.
  • Afhayeenka Al-shabab wuxuu sheegay inaysan aqoonsanayn dowlada ka jirta Somalia, ayna la dagaalamayaan inta ay dalka ka saarayaan iyada iyo ciidamada AMISOM ee gacanta siinaya.