Qeexid
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Qeexid Xigta
Sida cuntada loo qaybiyo.
Waqtigahawlmaalmeedka la dhammeeyo ee guryahaloo noqdo.
Sida cuntada loo qaybiyo.
magac / noun
Lab / masculine
f.g
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: (f.g) Dadbadan cunto u qaybin.
Qeexid Xigta: (f.g) Wax dadbadan ka dhexeeya maamulid.
Qeexid Kale: (f.mg) Iyadoo hawl maalmeed la soo dhammeeyayguri u soo noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-lo, m.dh) Gooraha wax lacuno middood.
Qeexid Xigta: ld aqoolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g3
Qeexid: (yaqaan, taqaan; yiqiin,tiqiin/aqooday, aqootay) Wax hore lookasayey muddo dambe dib u garasho. Tus.“Hashi iga luntay ayaan geel ka aqooday”.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -lnaa, -lnayd
Qeexid: Wax la aqoolayahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid Kale: ld aqool2 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aqoo. ld aqoonsho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: aqoon farsamo m.dh 1. (qaan.) Ficil amaxaalad sharciyeesan uu sharcigu oggolaadayama ansixiyey. 2. Hab aqooneed, ama xeeladwax lagu sameeyo hawl, farsamo, gaar ahaandhinaca cilmiga ama farsamada.
f.mg4
Labdhedig: -umaa, -umayd
Qeexid: Wax aanaqool wanaagsan lahayn ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Cilmi.
Qeexid Xigta: Garasho dheerad ahoo wax loo leeyahay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg aqoolan. ldaqoolnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Hab aan wanaagsanayn oowax loo qaybiyo. ld aqoolxumi.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld aqoolxumo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Labdhedig: -oolay, -ooshay
Qeexid: Duhur, socod gelid. ld boqool2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Safar duhurkii la socdo; dhalandhool. ld baqoolid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -qday, -qatay
Qeexid: Nafley cunto iyobiyo la'aan dartood u wax yeelloobid. ldcaqo.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Qof aqoon loo leeyahay; layaqaan; indhagarad. ld aqoonnin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: aqoonta cudurrada m.dh eeg baatoloji.
Qeexid: aqoonta ummulinta m.dh (daaw.) Qayb kamid ah cilmi takhtareedka oo ku saabsanxanaaneynta dumarka inta ay uurkaleeyihiin, marka ay dhalayaan iyo lixtoddobaad oo ku xigta xilliga dhalmadamarka xubnaha taranku ay dhibaatobaxayaan.
Qeexid: aqoonla'aan m.dh Xaaladda qof aan cilmibarani ku suganyahay. ld aqoonli'i.
Qeexid: aqoonli'i m.dh ld aqoonla'aan.