Qeexid

"Tirada dadka ee ka badannuskooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqlabiyad oo kali ah:
  • MUQDISHO: Baarlamaanka DF Soomaaliya oo 15 guddi hoosaad ku ansaxiyey si aqlabiyad ah.
  • Waxana gebo gebadii cod loo qaaday madasha oo ay fadhiyeen 65 xubnood kuwaasi oo dhamaantood si wadajir ah u ansixiyay Guddiga Doorashada Somaliland taasi oo ka dhigtay in dhamaantoodba lagu ogolaaday cod aqlabiyad ah.