Qeexid
ld abqo.
ld abqo.
magac / noun
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Oggolaanshaha cidi yeesho wax laweyddiistay. ld aqbalid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -alay, -ashay
Qeexid: Cid wax laweyddiistay yeelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: /dh Fasiridda wax kutub ku qoran la fasiro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: A. ah: qof biyo iyo cunto la'aandarteed u liita. ld caq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld aqbal1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]