Qeexid

Cid inay waxoggolaato ku khasbid.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqbalsii oo kali ah:
  • Xubnahaan oo la filayo in ay ka koobnaan doonaan Wasiiro iyo Xildhibano ayaa wararku sheegayaan in ay qaadi doonaan fariin maamulka gacanta ku haya gobolka ku aqbalsiinayaan maamul DF qorsheneyso in ay halkaas u soo magacowdo.