Qeexid

"Oggolaanshaha cidi yeesho wax laweyddiistay. ld aqbalid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqbal oo kali ah:
  • Waxa uu sheegay in ergooyinkan la doonay 20% ay Haween noqdaan haddii kale Guddigu ma aqbali doono ayuu yiri.
  • Waxaa kale oo heshiiska ka mid ah, in mustaqbalka loo qaybiyo ardayda dugsigaasi lixda gobol ee Somaliland iyo degmada Sheekh oo toddoba ku ah.