Qeexid

"eeg aqo. ld caqasho."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqasho oo kali ah:
  • Waxaa laga yaabaa inaad maqasho hadalka dadka wada hadlaya, guuxa gaadiidka, guuxa diyaaradaha iwm.
  • Geeridu waa xaq oo qof-na huri maayo, waase wax dabiiciya in ay naxdini ku saaqdo marka aad maqasho qof aad garanayso oo dhintay.