Qeexid

"(-llo, m.dh) Dhis dadku dhexdiisadego oo ku noolaado; guri; hooy; min."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqal oo kali ah:
  • Aqalkaas isaga ahaa, waxaa degganayd oo deris nala ahayd Haweeney ay da'deedu meel-dhexaad ahayd, oo uu Allah u dhammeeyay Quruxda muuqata iyo tan qarsoon; hase yeeshee,uusan Allah siinnin wax Ubad ah(Caruur),oo waxay ahayd "Wiil-laay".
  • Xayaad marba oogadeed ayey jaleecdaa, ka dib-na waxay isha-ku dhufataa asayda saaran, ka dibna waxay ku calaacashaa “Ma anigoon aqal-galkaygii todobaad bixin ayaan asay qaaday, tolow xagee bay inkaartu igaga dhacday, waalidkayna ima habaarine.”