Qeexid

"(aqab, m.dh) Qurac."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga aqab oo kali ah:
  • Asagoo tilmaamaya inuusan talada baqashada uusan kali ku ahayne ee uu lawadaago kun naylood oo ayaguba isku raacay in gurigii laqabto intaan ladaba goosan.
  • Mas'uulkan wuxuu sheegay in khilaafka ka dhashay loolanka siyaasadeed ee ka dhex taagan madaxda DF uu caqabad ku noqon karo shirka ka dhacaya dalka Turkey todobaadka soo socda kaasoo looga hadli doono amaanka Somalia.