Qeexid

"Wax alla wixii sarreeya (cir)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anuug oo kali ah:
  • Magaladan Garanuugle waxay kaga duwantahay magaaloyinka ka agdhaw iyadoo maamul dhamays tiran leh sida gudoomiye iyo qabalay ugaara.waxay leedahay oo kale goobo waxbarasho iyo goobo caafimaad Magaalada waxaa gudoomiye ka ah Xaaji Ibraahin kabadhe.
  • Jaamac Axmed (Caananuug) Ingeneer Caan ah oo aqoon sare leh * Cabdirahmaan X.Axmed Aw.