Qeexid

"Magcuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani', 'aa 1' iyo 'uu 1'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anuu oo kali ah:
  • Miciyo xanuunkooda loo wada siman yahay ayaa dhaamma halkii aan annagu gooni ku noqon laheyn xanuunka qodaxda iyo dhagxaanta.”
  • "Xanuun in muddo ah socday ayaa dadka wada haya, hadii la helin dad mas'uuliyiin ah oo dadka kacsan dajiya, ummada iyo dalka Somalia waxa ka dhici kara waxey noqon karaan wax caqliga diidaya" ayuu yiri Dr.