Qeexid

"(-ooyin, m.l) Xad; seere; sohdin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga antaro oo kali ah:
  • KISMAAYO: Magaalada Kismaayo oo Weli Guri Guri loo baarayo & Deegaanada Qandal, Buulo Xaaji oo laga sameeyey Barro laga kantaroolo Amaanka.
  • Ciidamada ayey sheegeen inay magaalada Isku ballaariyeen ayna gacanta ku hayaan goobaha muhiimka ah sida Dekeda iyo Garoonka doyaaradaha iyo goobaha kantaroolada muhiimka ah.