Qeexid

"Wax ansax ka dhigid."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ansixi oo kali ah:
  • Mareykanka ayaa soo saaray qoraalka go'aan cusub, oo uu hordhigay Qarammada Midoobay kaas oo uu ku doonayo in lagu ansixiyo ciidamo kumaan gaadhaya oo la dhigo waddanka Liberia.
  • Aadan Madoobe ayaa sheegay inuusan awood u lahayn inuu arin sharci ah ka hadlo, maadaama aan laga ansixin baarlamaanka.