Qeexid

"(-xo, m.l) (etno.)Habka iyohanaanka qof bulshada uu la noolyahay ladhaqmo; asluub."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anshax oo kali ah:
  • Si loo hor istaago musuq-maasuqa baabi’iyey anshaxa iyo dhawrsanaantii bulshada, waxa lagama maarmaan ah in shaqaalaha loo huro daryeel, xuquuq iyo mushahar ku filan, lana siiyo tababaro si aqoontooda kor loogu qaado.
  • Axmed-Siilaanyo waxa uu aad uga dheeraaday dardaaran la xidhiidha ilaalinta nabadgelyada iyo in la ilaaliyo nidaamka cod-bixinta, isaga oo taageerayaashiisa ku guubaabiyey inay nidaamka iyo anshaxa doorashada ilaaliyaan.