Qeexid

"Magacuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'se'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anse oo kali ah:
  • Waxaan doorbidaa Italy, waxaanse ka sii doorbidaa England.
  • ) Tii Carta waxaa ku badnaa dad leh fikrado waddaniyadeed, tanse fikradahaasi aad ayey ugu yar yihiin waxaana ku badan danaysiga gaarka ah.