Qeexid
ld canqow.
ld canqow.
magac / noun
Lab / masculine
m.dh
Qeexid: Hoore madow oo ka samaysandhuxul, xabag, caano ama biyo isku riiqanoo ardada dugsiga quraanka wax ku qortaan.ld inqaas.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Ilmo markaa dhashaycaano ama biyo siin. ld canqari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-wyo, m.dh) Labada lafood ee ka soo taagan meesha cagta iyo kubka iska galaan middood. ld anqow.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: ld anqarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ilmo markaadhashay caano ama biyo qaadasho. ldcanqarso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Nafaqada laga helo caanahanaasleyda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg anqari. ld anqaris,canqarin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg anqarso. ldcanqarsasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]