Qeexid

"eeg anqari. ld anqaris,canqarin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anqarin oo kali ah:
  • Iyadoo BBC-du ay ku ammaanan tahay ka-sanqarinta arrintan, marna yaan la illaawin, “fool iyo lulmo way kala fog tahay.”
  • Dhibaatada ugu weyni waxaa ay tahay in dhaqankan liita ee colaad hurinta aan ku anqarino ubadkeenii, xilli uu u baahnaa tarbiyad hufan iyo in loo diyaariyo mustaqbal ka wanaagsan kii waalidkii habsaamiyay.