Qeexid

"Magacuyaalka qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'oo'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anoo oo kali ah:
  • Dilalka la xiriira aanooyinka qabiil ayaa ah kuwa aad u foolxun iyada oo ay dhacdo in mararka qaarkood dil loo gaysto qof aan gabi ahaanba shuqul ku laheyn fal dambiyeed dhacey muddo ka hor.
  • Gudoomiyuhu waxa uu intaas ku daray in ay Qiimeynayaan Derisnimada iyo Wadanoolaanshaha Labada Magaalo oo ku yaal Xadka kala qeybiya Dalalka Soomaaliya iyo Kenya oo uu sheegay in aysan Faa'iido ugu jirin Colaad iyo in xiligaan Dhibaato laga Dhex Abuuro.