Qeexid

"Magacuyaal qofka kowaad oo kakooban 'ani' iyo 'na'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anna oo kali ah:
  • Waxaannu gacanta ku haynaa Puntland, dhowaanna u gudbi doono Somalia.
  • Kansho umaannaan helin in aannu samaynno isbarbardhig buugaagta dambe iyo labadaas ka horreeyay, waana arrin u furan dadweynaha in la sii derso.