Qeexid

"Wax anfariirhayo ahaansho. ld hanfariirsan."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anfariirsan oo kali ah:
  • Isagoo ka anfariirsan falkan ayuu Sh.
  • Wasaarada arimaha dibada ee Mareykanka oo ka anfariirsan baaritaanadaan la sameeyay ayaa sheegtay in gabi ahaan la hakiyay qoxootigii ay ka soo qaadi jireen dalalka Afrika.