Qeexid

"eeg andacoo."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga andacood oo kali ah:
  • Intaa waxa raaca in codeyntii dadka degmada bali-calanleh aan la tirin iyada oo uu komisionku ku andacooday in goobtii lagu codeeyay iyo Burco gudaheedaba lagu tirin kariwaayey nabadgelyo daro awgeed.
  • Wuxuu ku andacooday oo ku dacwooday in dadka xukumaya Somaliland ay yihiin dad naxariistii ka guuratay oo aan haba yaratee caruur iyo xaasas toona lahayn.