Qeexid

"Ku a.: waraan xaqiiqadiisa la hubin ku doodid (cid)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga andacoo oo kali ah:
  • Sida ku cad qoraalka rasmiga ah ee Kenya gudbisatay, waxay ku andacootay in baddeedu ay soo dhex gasho gudaha badda Soomaaliya.
  • Kooxaha dowlada diidan ayaa ku andacoonaya in dalka laga saaro ciidamada AMISOM, hadii kale ay dagaalada sii wadayaan, iyadoo dagaalo u dhexeeyay AMISOM iyo kooxda Xisbul Islam ay sababeen dhimashada 50-qof iyo dhaawaca 320-qof.