Qeexid

"Waxaan la hubinsheegashadooda ama ku doodiddooda."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga andaco oo kali ah:
  • Kooxaha afduubka sarkaalkan ka dambeeya ayaa waxay ku andacoonayaan inay kaga shakisan yihiin inuu lug ku lahaa duqeyntii uu billowgii bishii hore ku dilay Mareykanku hoggaamiyihiin dagaalyahannada Al-shabaab oo lagu magacaabi jiray Aadan Xaashi Cayroow.
  • Sidoo kale, ciidamada Maraykanku waxay sameeyeen hawlgal balaadhan oo ay ku baadhayaan hubka, guud ahaanba magaalooyinka waaweyn, iyagoo ku andacoonaya inay baadhayaan kooxo argagixiso ah.