Qeexid
eeg anafoo.
eeg anafoo.
magac / noun
Fal / verb
Lab / masculine
f.mg3
Labdhedig: -ooday, -ootay
Qeexid: Ku a.: arrin kueedoobid (cid).
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhibaato af iyo addin lagu geysto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -feeyay, -feysay
Qeexid: Cid anafo ugeysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Qashin biyo fadhiya ama socda soo tufaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
Qeexid: ana qr. Hadday u yaraato; haddaan wax kalejirin; agow; xataa. Tus. “Ana ii ahaateenaa!”;“Ana roob di'i lahaayaa!” ld anaa2.
m.f.dh
Qeexid: eeg anafee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.l
Qeexid: eeg andacoo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
mu.eb
Qeexid: Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'aa 1'.
mu (magacuyaal) - magacuyaal (pronoun) [Qeyb: naxwe]
eb (Ebyoon) - Ebyoon (independent) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
Qeexid Xigta: F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Qeexid Kale: Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
Qeexid: anaa2 qr. ld ana.