Qeexid

"(-yiin, m.dh) Qof naftiisa keliyawax la raba."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anaani oo kali ah:
  • Qaranimadeenu waxa hogaamiya saddax hay’adood dawladda, golaha baarlamaanka iyo garsoorka oo ay shuruud u tahay in mid waliba ku hawl galo madax banaani.
  • Shirka oo ka dhacay Hotel ku yaala Nairobi ayaa waxaa heeso guubaabo ah ka qaadayay fanaaniin Somali ah, kuwaasoo kaga dalbaday xildhibaadii ku sugnaa madasha inay iska daayaan khilaafka oo ay dalkooda iyo dadkooda u adeegaan.