Qeexid

"Magacuyaalka qofka kowaad ooka kooban 'ani' iyo 'aa 1'."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magacuyaal naxwe,

magacuyaal / pronoun

Ebyoon naxwe,

Ebyoon / independent

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga anaa oo kali ah:
  • Haddaba waxa yaab leh in ninkan doonay inuu dhiso cusbitaalka Cali Axmed Maxamuud uu damac ka galay beerta reerkaasi degenyahay ee sharciga ay u lahaayeen daganaayeena mudadaa ka badan 60-ka sanadood.
  • Aqoon darada ay waalidku u leeyihiin waxbarashada dhallinyarada, tasoo sababeysa tala bixin aan wanaagsaneyn oo ka timaadda dhinaca waalidka.