Qeexid

"Wax amar lasiiyay ahaansho (cid)."

Qeexid Xigta

La khaliifayahaansho (qof).

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

Fal naxwe,

Fal / verb

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga amran oo kali ah:
  • “Hablaha waxaan doonayaa in ay wax bartaan oo ay gartaan qiimaha ay waxbarashadu leedahay, taas darteen dedaalka waxbarasho waa in aad sii wadaan,” ayay tidhi Marwo Amran.
  • Dhegaystayaashayada dhakada amranow waxaynu soo gaadhnay amintii aanu idinka dibirin jirey warkii dunida oo kankoonsan, waxaana maalinkan maanta ah idin xuluulin doona weriye Mr.