Qeexid

"(-rro, m.dh) Taliye; madax qoon;suldaan. ld amiir2 (2)."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammiir oo kali ah:
  • Qof ahaan, in badan baa Soomaali – wadaaddo u badani- waxay I weydiiyeen su'aasha ah: sidee baa dammiirkaagu kuu siiyey inaad Soomaali wax ku qorto adiga oo fursad u helay inaad Carabi barato?
  • Ina-boqor Olav wuxuu ahaa dhaxalsuguhii ugu horreeyey ee boqotooyada noorwiijiga ilaa waqtigii dhexe ee Norwey ku barbaarey. 1929 wuxuu guursadey inaabtidii Märtha oo ammiirad iswiidhish ah.