Qeexid

"Wax cid loo dhiibto si ay uxafiddo."

Qeexid Xigta

Kalsooni cid lagu qabo;aamminaad.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga ammaano oo kali ah:
  • Waxaa maskaxdeyda ku soo dhacday heestii "Guulwadoow Siyaad", iyo sida gabar uu dhalay Maxamed Siyaad oo aan isku dugsi ahaan jirney ay subax walba marka la qaadayo heestaa aabeheed lagu ammaano, ay qajilaad awgeed dhulka hoos u fiirin jirtey.
  • Ta kale madaxweyne Cigaal waxa uu qabtay indhaha shacbiga ayay hor yaaliin, mana aha inuu Saleebaan Afweynena ammaano, madaxweynihii ay dadku doorteena uu dhalleeceeyo, taasna waxaan leenahay xaasha’e nin libin kaa xisdiyay xumihii waa yaabe.